Goormaa xilwareejinta iyo caleema saarka Madaxweyne Xasan dhacaysaa?

Sida ay noo xaqiijinayaan Saraakiil ku dhow Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud,waxaa laysla qaatay mudada xil wareejinta iyo caleema saarka.

Xilwareejinta Labada Madaxweyne waxay dhacaysaa sida la filayo 24.05.2022.

Sidoo kale 29.05.2022 waxay noqon doontaa caleema saarka Madaxweyne Xasan Shiikh.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading