Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa shaaciyay in dhowaan la dhisi doono Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.
Wasiir Dhabancad ayaa sheegay in ugu dambeyn la dhisi doono Golaha deegaanka Gaalkacyo dabayaaqada bisha soo socota ee September.
Magaalada Gaalkacyo ayaa bilihii ugu dambeeyay laheyd Maamul KMG ah, kaddib markii uu kala diray Golihii deegaanka Madaxweyne.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.