Goormee Xildhibaanada Golaha Shacabku ka doodayaan Xaalada amni ee Dalka ?

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Maalinta Sabtida ah ee socoto Xildhibaanada Golaha Shacabka ay ka doodi doonaan Xaaladda Ammaan ee dalka oo maalmihii lasoo dhaafay faraha ka baxday.

Ku dhawaad 20 Xildhibaan ayaa dhawaan saxiixay Mooshin ay ku dalbanaayeen in si deg deg ah Golaha Shacabka ay kaga doodaan Ammaan dalka si loola xisaabtamo Xukuumadda Soomaaliya.

Gudoomiye Mursal waxaa uu sheegay in loona yeeri doono Hey’addaha ammaanka si wax looga weydiiyo Ammaanka Caasimadda.

IDIL NEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading