Goormuu ku beegan yahay Kismaayo Swan?

Swan Axada 31/01/2021,ayuu tagayaa kismaayo xarunta Kmg ah ee Dowlada Jubaland ee Somaliyed.

Tagida Swan ee Kismaayo waxay daaran tahay arimaha doorashooyinka,gaar ahaan Shir ay beesha caalamku qabanqaabinayso.

Puntland iyo Jubaland waxay aqbaleen kasoo qaybgalka Shirkaas iyo magacaabida Gudiyada doorashada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading