Guddiga diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo la kulmay UNSOM (Sawirro)

Guddiga Golaha Shacabka ee u xilsaaran Diyaarinta Sharciga Doorshooyinka Qaranka ayaa maanta Xarunta UN kulan kula yeeshay UNSOM qeybteeda Integrated Electoral Support Office (IESG).

Kulankan ayaa  ka mid ah kullamada uu Guddiga la yeelanayo Hay’adaha daneeya Arrimaha Doorashooyinka Qaranka.

Kulankan waxaa shir-guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga Xil. Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Eng. Carab),iyadoo siweyn loogu gorfeyeey arrimo la xiriira diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading