Guddiga Doorashada Heer Federal ee FEIT,ayaa Sabtida maanta ah bilaabay bixinta shahaadada xildhibaannimo ee xubnaha Baarlamaanka 11-aad Federalka Soomaaliya, waxaana xildhibaankii ugu horreeyay ee qaata shahaada uu noqday Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug), sida uu goor dhaweyd shaaciyay guddigu.
Guddiga doorashada,ayaa shalay ku dhawaaqay liiska xildhibaannada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, iyaga oo xildhibaannada ugu baaqay inay qaatay shahaada, si loo dhammeystiro jadwalka doorashada.
Ilaa iyo hada Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,waxaa qaatay, xildhibaanada kala ah:
- Abdisabir Nur Shurie HoP#071
- Mahad Mohamed Salad HoP#147
- Omar Shariif Mohamed HoP#266
- Mohamud Abdulkadir Haji- Jeego HoP#084
- Abdikarim Abdow Haydar HoP#252
- Ali Mohamed Omar HoP#115
- Hussein Kasim Idow HoP#043
- Omar Ali Abdi HoP#035
- Jawaahir Mohamed Ahmed HoP#001
- Abdirahman Mohamed Mohamud HoP#095
- Zamzam Muhumed Omer HoP#243
- Mohamed Ibrahim Abdi HoP#206
- Soleyman Ali Hussein HoP#260
- Mohamed Ali Hagaa HoP#268
- Ahmed Abdi Koshin HoP#205
- Muse Said Jama HoP#263
- Ali Mohamud Adan HoP#240
- Dahir Amin Jesow HoP#030
- Dahabo Susow Mohamud HoP#088
- Maryam Aweys Jama HoP#113
- Cadar Ali Mohamed HoP#081
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.