Guddiga Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland.
Kulanka labada dhinac ayaa ka dhashay casuumaadii uu guddigu u fidiyey musharaxiinta, waxayna labada dhinac ka wada hadleen habraaca doorashooyinka Jubbaland.
Dhanka kale waxaa si habsami leh u socoto is-diiwaangelinta musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland, waxaana maanta is-diiwaan geliyey ilaa 2 musharax.












Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.