Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga Dawlada Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi, ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Dawlada Puntland, kuwaas oo ka kooban 9 xubnood.
Wasiirka ayaa faray Guddiga inay diyaariyaan Doorashada Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland iyo diiwaan-galinta Shirkadaha ka qeyb qaadanaya Doorashada kahor 10/November/2020, iyadoona Doorashadu dhacayso 14/November/2020.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.