Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la wareegay qalabka diiwaan-galinta (Sawirro)

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta la wareegay qalab casri ah oo loo adeegsan doono diiwaangelinta, kaas oo ka kooban Server, Computers, Printers, IRIS iyo Softwares koodii.

Qalabka ayaa Guddiga Doorashooyinka Puntland kala wareegeen Shidkadda PIITECH, waxaana si gaar ah loogu isticmaali doonaa diiwaangelinta codbixiyayaasha ee dhowaan ka bilaabandoonta degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ee Puntland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading