Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo kulamo ka wada Buuhoodle (VIDEO)

Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan laqaatay, qaybaha bulshada, waxgaradka iyo maamulka Degmada buuhuudle ee Gobolka Cayn.

Guddigu ayaa bulshada usoo bandhigay hannaanka hirgalinta nidaamka xisbiyada badan iyo qorshaha lagu gaarayo doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta dawladaha hoose ee Puntland.

C/llaahi Maxamed Mire, oo kamid ah Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa sheegay in guddigu yahay mid ka madax banaan Xukuumadda, loona igmaday inay qabtaan doorasho qof iyo cod ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading