Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland iyo Ururada Siyaasadda oo kulmay

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta kulan la yeeshay Ururada siyaasadda Puntland, kulankan oo ka danbeeyay laba kulan oo horey uyeesheen labada dhinac ayaa TPEC Ururadda ugu soo bandhigeen fikradihii ururadu kusoo gudbiyeen labadii kulan ee hore iyo qaybtii Guddigu ku dareen sidoo kale waxaa kulanka lagu falaqeeyey qorshaha hirgalinta dooorashad degmoyinka dhiman.

ugu danbayn afhayeenka Guddiga oo shirkan gudoominayay ayaaa ururada uga mahadceliyey figradaha iyo xogaha iyo wadashayqanta ay guddiga la leeyihiiin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading