Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland oo lagu dhawaaqay (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland Abdullahi Ali Hersi Timacadde, ayaa ku dhawaaqay Guddiga Sare ee Warbaahinta Punrtland, kaas oo ka kooban 7 xubnood oo kala socota Wasaaradda Warfaafinta, Warbaahinta Dowladda, Ururka Suxufiyiinta Puntland (MAP), Dallada PUNSA, Ururka Qareenada Puntland iyo Tacliinta Sare ee Puntland.

Wasiir Timacadde ayaa faray Gudidiga sare ee Warbaahinta Puntland inay sida ugu dhaqsaha badan u gudo galaan shaqadooda, ayna xilweyn iska saaraan masuuliyadda loo igmaday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading