Guddiga soo xulaysa Ergooyinka Kuraasta lagu dooran doono Ceelwaaq oo la shaaciyay

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa goordhow soo saaray liiska magacyada Guddiga soo xulaysa Ergooyinka Kuraasta lagu dooran doono Magaalada Ceelwaaq ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading