Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer dowlad Goboleed ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayay gudoomiyaha guddiga xalinta khilaafadka doorashooyinka ee heer federaal Mudane Cabdullaahi Abyan Nuur.
Guddiga ayaa kulamo looga hadlayo doorashooyinka la yeelan doona Guddiyada hirgalinta Doorashooyinka heer Federaalka iyo Jubbaland iyo Madaxda Jubbaland.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.