Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ka hor yimid habraaca doorashada G/Waqooyi (VIDEO)

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka DFS ayaa ka soo horjeestey qodob kamid ah habraacyadii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka Gobollada Woqooyi.

Qodobka ay diideen Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa ah mid sheegaya in wixii khilaafaad ah ee ay Guddiga xulista ergooyinka beeluhu xallin kari waayaan ay xallin doonaan Guddoonka Sare ee Doorashooyinka Somaliland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading