Guddigii Farsamada ee dhismaha golayaasha degaannada Galmudug oo la kala diray (Akhriso)

Wasiir kuxigeenka ahna ku-simaha Wasirka Wasaaradda Arimaha guddaha Maamulka Galmudug Axmed Cusmaan Aadan, ayaa soo saaray wareegto lagu kala diray guddigii farsamada dhismaha Goleyaasha deegaanada Galmudug.

Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ayaa lagu sheegay sababta loo kala diray Guddiga iyo qodobada loo cuskaday kala dirkooda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading