uddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya (IEBC) Wanyonyi Chebukati, waxay ka wada hadleen sidii iskaashi u dhexmari lahaa labada hay’adood.
Shirka ka dib waxaa la isku raacay in Independent Electoral and Boundaries Commission(IEBC) ay TPEC ka caawiso dhinacyada tababarada iyo aqoon/khibrad kororsiga iyada oo dhowaan ay bilaabandoonaan tababaro la siinayo shaqaalaha TPEC.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.