Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka.
Warqadan kasoo baxday Gudoomiyaha Aqalka sare oo la gaarsiiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in golaha shacabka wax ka bedel ku sameeyeen 27-qodob oo katirsan xeerka maareynta Maaliyadda dalka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.