Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hey’addo sharci darrro ah oo aan soo marin Aqalka Sare, kuwaasoo ah illaa lix sharci iyo hey’addo la ansixiyay intii ay jirtay Xukuumadda Xil gaarsiinta.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.