Guddoomiyaha cusub ee gobalka Cayn oo maanta xilka la wareegay (VIDEO)

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland mudane Cabdiweli Mire Xirsi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Guddoomiyaha hore iyo Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Cayn Mudane Cabdifitaax ciise maxamed.

Munaasibada xil wareejinta waxaa goob joog ahaa Xidlhibaano Ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland, Maamulka Degmada, sarakiisha ciidanka, isku duwaayaasha Wasaaraddaha, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Buuhoodle.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading