Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta codkiisa ka dhiibtay doorashada hordhaca ah ee golaha deegaanka degmada Ufeyn ee Gobolka Bari.
Guddoomiye Abwaan ayaa ugu baaqay shacabka inay kasoo baxaan guryaha, ayna dhiibtaan codkooda si ay u go’aamiyaan masiirkooda, una soo doortaan dadka ku matalaya Golaha deegaanka.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.