Guddoomiyaha Gobalka Mudug iyo Gen. Muumin oo gaaray Garacad (VIDEO)

Gudoomiyaha gobalka Mudug, Cabdiladiif Muuse Nuur iyo Taliyaha qaybta booliiska gobalka Mudug, Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa gaaray deegaan xeebeedka Garacad.

Gudoomiyaha iyo Taliyaha ayaa la kulmay qaybaha bulshadda, iyaga oo sidoo kale booqday saldhigga deegaanka iyo dhismaha dekadda “Garacad”.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading