Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo ka hadlay halka uu marayo dhismaha Dekedda Garacad (VIDEO)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Deegaan Xeebeedka Garacad isagoona booqasho iyo kormeer ku tagay Dekada Garacad.

Maareeyaha Dekada Garacad, Gudoomiyaha Deegaanka Garacad iyo ku xigeenkiisa ayaa Gudoomiyaha ku soodhaweeyey Dekada iyagoona uga warbixiyey halka ay marayso dhismaheeda iyo shaqooyinka sida tooska hada uga socda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading