Guddoomiyahha gobolka Sanaag mudane Siciid Axmed Jaamac (Badmaax) ayaa guddi u magcaabay u qareeemidda iyo dhismaha jeelka (Xabsiga) Badhan.
Guddidan ayaa ka kooban 9 xubnood oo isugu jira dal-joog iyo qurba-oog oo kala ah:
1.Cabdalle Aadan Cabdi.
- Faaduma Axmed Dhahar.
- 3.Maxamuud Faarax Cismaan.
- Maxamed Siciid Faarax
- Maxamed Cumar Bulqaas.
- Maxamed Siciid Cali.
- Maxamed Ibraahim Giigaroor.
- Daahir Maxamed Aw-cabdalle.
- C/risaaq Shire Ciise

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.