Guddoomiyaha Ku-xigeenka Gobolka Kunar oo la Afduub.

Wararka ka imaanaya Dalka Afgaanistan ayaa sheegaya in Guddoomiye ku-xigeenkii Gobolka Kunar ee Waqooyi Galbeed Afgaanistaan lagu afduubtay magaalada Peshawar ee dalka Pakistan.

Mohammad Nabi Ahmadi iyo walaalkiis oo kayimid dalka Afghanistan ayaa lagu afduubtay Pakistan.

Laamaha ammaanka ee dalka Pakistan ayaa sheegay in baritaano ka wadaan Gobolka Kunar ee Afduubku ka dhacay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading