Guddoomiye C/salaam Gu’jir oo amar dul-dhigay NGO-yada ka shaqeeya G. Nugaal (Akhriso)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa amar duldhigay dhammaan NGO-yada maxalliga ah ee ka hawlgala gobolka Nugaal.

Guddoomiye C/salaam Gu’jir ayaa Qoraal uu soo saaray ku war-galiyay Dhamaan Hay’adaha NGO-yada inay qaataan Warqadda ruqsada 2019, ee registration latter.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Amarka Guddoomiyaha Gobalka Nugaal.

IDIL NEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading