Guddoomiye Faahiye oo eedeyn u jeediyay Maxkamadaha G/Karkaar+Akhriso

Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye ayaa ku eedeeyay maxkamadda derejada kowaad tan racfaanka iyo xeer ilaalinta gobolka Karkaar in ay sii daayeen xukmanayaal aan xabsigoodii dhammaysan.

Guddoomiye Faahiye ayaa laamaha garsoorka gobolka Karkaar ka dalbaday in ay caddeeyaan habka loo sii daayay xukmanayaashaasi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading