Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatey Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga, xubno kamid ah Beesha iyo Saraakiil kamid ah AMISOM.
Kulakan ayaa waxaa loogu hadley Doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 iyo xoojinta wadashaqynta labada dhinac.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.