Guddoomiye Sanyare “Dambiile Shabaab ah inta qabano qabiil u siidayn mayno” (VIDEO)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare, ayaa si adag uga jawaabay dad saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho oo u doodayay 8 kamid ah Amniyaadka kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab.

“Dambiile shabaab ah inta qabano qabiil usiidayn mayno, Luuqadaha Argagixisaday kamid tahay in ay dadka adeegsadan fariimaha ay rabaana dhex marsadaan, cid kasta oo ay Maxkamadu xukuntana waa fulin” Ayuu yiri Guddoomiye Sanyare.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading