Guddoomiye Sanyare oo beeniyay inay Puntland taageerto Ahlusunna (VIDEO)

Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Abdiladiif Muuse Sanyare ayaa sheegay in Puntland aaysan wax taageero ah siin Ururka Ehelusunna oo dagaal kula jira Galmudug,

Guddoomiye Sanyare ayaa sheegay in qof dhinta iska daaye aaysan Puntland ogalayn qodax muda qof reer Galmudug ah.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa baraha bulshada lagu faafiyay in In Puntland aay gacan siiso ururka Ehelusunna oo col la ah Galmudug.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa baraha bulshada lagu faafiyay in In Puntland aay gacan siiso ururka Ehelusunna oo col la ah Galmudug.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading