Gudoomiyaaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur, ayaa hanjabaad adag u diray kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab, isagoona sheegay inay soo afjareen shabakadihii Al-Shabaab uga howlgali jiray magaalada Gaalkacyo, kuwaas muddo dheer leynayay haldoorka Gobalka Mudug.
Guddoomiye Sanyare oo Salaada Ciida Shacabka Magaalada Gaalkacyo kula tukaday Garoonka kubada cagtaa ee Cawaale, ayaa sidoo kale digniin u diray waalidiinta Reer Puntland.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.