Guddoomiyihii Gobalka Mudug oo lagu dilay Qaraxyo Ismiidaamin ah

Guddoomiyihii Gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur-yare (Daba-kariix), ayaa ku geeryooday Qaraxyo Ismiidamin ah oo goor-dhaweyd ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug,

Qaraxyadan oo loo adeegsaday Gaari Bajaaj ah iyo Ruux Haweeney ah oo lagu soo xiray walxaha Qarxa ayaa lagu dhuftay gaari uu saarnaa Guddoomiyuhu, waxaana sidoo kale ku naf waayay saddex kamid ilaalada Guddoomiyaha, sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading