Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland oo la wareegay Hanaanka Doorashada Madaxweynaha (Akhriso)

Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayaa la wareegay hawsha hannaanka qabashada doorashada madaxweynaha Jubbaland, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay guddoonka Baarlamanka .

Guddiga madaxa Bannaan ee xuduudaha iyo Doorashoyinka waxaa uu doorkoodu noqon doona caawinta dhanka Farsamada.

Go,aankan ayaa yimid kadib codsi ka yimid beesha caalamka kaasoo sheegayey in Baarlamaanka cusub ee Jubbaland uu door muuqda ku yeesho qabashada Doorashada madaxweynaha Jubbaland oo lagu wado in ay Kismaayo ka qabsoonto khamiista nagu soo aadan ee taariikhdu ku beegantahay 22-8-2019.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading