Gudiga Amniga Doorashooyinka oo si buuxda ula wareegay Xaruntii Baarlamaanka PL

Guddiga amniga Doorashooyinka,ayaa la wareegay Xaruntii Golaha Baarlamaanka Puntland si rasmi ah.

Majiri doonto Xildhibaano danbe oo fariisanaya Golaha.

Gudiga khilaafaadka iyo ansixinta Xildhibaanada cusub,ayaa ku shaqo bilaabaya saakay.

Gudga Amniga,waxay Shalay gaarsiiyeen Gudoomiyaha wakhtigu ka idlaaday fariin ahayd in ay Golaha la wareegayaan oo lagu shaqo bilaabayo.

Gudoomiye Jibril,waxa uu Gudiga ka codsaday in ay la kulan siiyaan Madaxweynaha,balse Gudigu uma ballan qaadin la kulansiinta Madaxweynaha.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading