Gudiga baarista Afgenbigii 27-ka Dec oo uyeeray….

Guddigii baaritaanka dhacdadii 27 December ee isku daygii Afgambiga Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta su’aalo weydiiyay Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada Col. Xasan Dhicis iyo saraakiil kale oo ka tirsan Guutada 77aad ee Ilaalada Madaxtooyada.

Guddiga,ayaa waday labadii maalmood ee la soo dhaafay su’aalo weydiin iyo xog uruurin ku aadan dhacdadii 27 December.

Warar aan la xaqiijin oo lagu faafiyay baraha bulshada,ayaa sheegaya in qaar ka mid ah ilaalada madaxtooyada kana mid ahaa ciidamadii weeraray xafiiska ra’iisul wasaaraha ayy ka baxsadeen magaalada Muqdisho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading