Gudiga Doorashada Cusub Ee Puntland oo doortay Gudoomiye iyo ku xigeen

Gudiga Doorashada Puntland oo doortay Gudoomiye iyo ku xigeen.

Fu’aad Abshir Adeer iyo Axmed Maxamuud,ayaa loo kala doortay Gudoomiye iyo ku xigeen.

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Puntland ee rasmiga ah (PEC),ayaa ah shaqsi uqalma hogaamintaas culus ee xiligan xasaasiga ah.

Doorashadan,waxay ka dhigan tahay in Dimuqraadiyadii Puntland hirgelinteedii meel wanaagsan ay marayso.

Gudiga cusub,waxaa looga fadhiyaa diyaarinta khariirada Doorashada Baarlamaanka,Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

 

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading