Gudiga Doorashada Fadaraalka oo go’aamiyay in la dhaariyo Xildhibaanada Ceel-waaq

Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federal oo ku baaqay in la dhaariyo Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ee soo qaatay shahaadada musharaxnimo, si ay uga qeyb qaataan doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BFS oo lagu wado in ay dhacdo 27 April 2022.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading