Gudiga Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka oo Gudoomiye udoortay

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka Fadaraalka,waxaa loo doortay Cabdirisaaq Cumar.

Wasiirka Amniga,ayuu soo noqday ee Dowladii Xasan Shiikh.

Xildhibaan Cabdirasak Cumar waa Xildhibaanada taageersan Madaxweynihii hore Somaliya Xassan Shiikh Maxamud.

3-dii sano ee udanbeeyay,waxuu ka mid ahaa Siyaasiyiinta sida adag uga soo horjeeday F& F.

Doorashadiisu waxay niyad jab ku yahay rajada Kooxda Villa-da sii degan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading