Gudiga doorashada Kenya oo si rasmi ah ugu dhawaaqay Ruto in uu guulaystay

Gudiga doorashadu waxay toos ugu dhawaaqeen in uu Ruto Madaxweynaha Dalka yahay.

Hanbalyada caalamkuna waa iska soo daba dhacaysa.

Odinga oo aan hayn cadaymo la taaban karo oo wax isdaba marin muujinaya,ayaa soo hadlay oo yiri waa diiday natiijada doorashada Maxkamad,ayaana aadayaa.

Waxay umuuqataa in wakhtigu uusan saacidayn Odinga fursado badana uusan uheli doonin kadaba tag doorashada dhacday.

Dhanka kale Kenya sidii hore ma ahan oo waxaa isbadalay wax badan oo sharcigu ku jiro wayna adkaan doontaa rabashado iyo kacdoon in ay abuurmaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading