Subax wanaagsan.
Shaqada Shahaado bixintu waa noo billaabatay saaka. Si habsami leh bayna u socotaa. Xildhibaanada jooga waddanka waxaan ku boorrinaynaa inay yimaaddaan xarunta guddiga FEIT, si aan uga guul gaarno yoolkeenna dhammeystirka doorashada.
Caqabadaha Amni ee waddankeennu waxa kaliya oo looga bixi karaa dhammeystirka doorashada iyo dhismaha dowlad sal leh.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.