Gudiga Doorashada Puntland oo gaaray Degmada Saaxo

Guddiga Doorashooyinka Puntland,ayaa qiimaynta Goobaha Diiwaangalinta iyo Seejooyinka codbixinta ka sameeyay Degmada Saaxo ee Gobolka Mudug..

Dadka Deegaanadaa,ayaa aad usoo dhaweeyay shaqada Guddiga.

Qiimaynta Goobaha Diiwaangalinta, Seejooyinka codbixinta iyo guud ahaan Doorashooyinka Qof iyo Codka ah ee Puntland,ayaa si wacan usocota.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading