Gudiga doorashooyinka oo ku jira diyaargarowgii ugu danbeeyay Ee diiwaangelinta

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC,ayaa si habsami leh uwada fariisinta iyo rakibida qalabka diiwaangalinta codbixiyaasha Doorashooyinka Qof iyo codka ah ee Puntland.

Agaasimaha waaxda Diiwaangalinta Guddiga Asad Axmed Siciid,ayaa sheegay in Guddigu diyaariyeen qalabkii diiwaangalinta codbixiyaayaasha Doorashooyinka degmooyinka harsan ee Puntland Bulshaduna dhankooda ay udiyaargaroobaan Diiwaangalinta,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading