Gudiga Doorashooyinka oo udigay Shaqaalaha Dowlada PL

Guddiga Doorashooyinka Puntland iyagoo tixraacaya, Dastuurka Dawladda Puntland, Xeerka shaqaalaha Rayidka ah iyo Xeerka Doorashooyinka Golayaasha deegaannada Dawladda Puntland, wuxuu ku wargelinayaa shaqaalaha Dawladda, Saraakiisha iyo Ciidanka Dawladda in ay reebbantahay qayb ka noqoshada garabyo siyaasadeed. Wargelintan oo faah-faahsan ka akhriso waraaqaha hoosse. -DHAMMAAD- Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Guddiga Doorashooyinka Puntland.

 

Halkan ka akhriso:-

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading