Gudiga Doorashooyinka Puntland oo kulmay kadib iscasilaadii…

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa saaka shirkoodii asbuuclaha ahaa ugu hadlay dardargalinta shaqada Guddiga iyo sii socodsiinta geedi socodka hanaanka Axsaabta badan ee Puntland.

Kulankan oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha KMG ah ee TPEC Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa sidoo kale looga hadlay qorshe howleedka Guddiga ee sanadkan cusub.

Shalay,ayay uscasileen Gudoomiyihii iyo ku xigeenkii Gudiga Doorashada.

Dad badan,ayaa u arka in Gudigu uusan sii shaqayn karin ama macno sii yeelan karin markii la qiimeeyo caqabadaha waa weyn ee hor istaagay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading