Gudiga doorashooyinka Somaliland Oo Gudoomiye doortay

Gudiga cusub ee Doorashooyinka Somaliland waxay saaka doorteen Gudoomiye cusub

Gudiga doorashaooyinka Cusub,ayaa Gudoomiyaha udoorteen Cabdirashiid Riyo-Raac,sidoo kale waxay Gudoomiye ku xigeen udoorteen Mustafe Daahir

Doorashada Gudoomiyaha Cusub ee Loo Doortay Cabdirashiid Riyo Raac,waxaa Cabsi weyn Laga qabaa in ay cirka ku sii shareerto khilaafka siyaasadeed ee xukuumada iyo mucaaridka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading