Gudiga soo diyaarinta Xeerka Doorashada oo soo jeediyay in dib loo dhigo….

Guddiga Baarlamaan ee loo xilsaaray dib u eegista Xeerka Doorashooyinka Puntland ee ay soo gudbiyeen Golaha Xukuumada,ayaa Baarlamaanka ka codsaday in dib loo dhigo ka doodista xeerka si xal siyaasadeed loo gaaro.

Arintan,ayaa Baarlamaanka maanta ka dhalisay buuq waxaana kulankii Baarlamaanku kusoo dhamaaday natiijo la’aan iyadoo guddoonka Baarlamaanku sheegeen in ay kala direen Guddiga tala bixinta soo jeediyey.

 

Halkan ka akhriso:-

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading