Gudiga xil wareejinta Wasiirada cusub Ee PL oo la magacaabay

Garoowe: 11 March 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa warqad sumadeedu tahay XMWK/65/2024 ku magacaabay guddiga Xilwareejinta Golaha Wasiirada Puntland.

Waxaa loo magacaabay guddiga Xilwareejinta Golaha Wasiirada xubnaha hoos ku xusan oo kala ah.

1. Cabdifataax Maxamed Nuur Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Puntland.

2. Cabdirisaaq Cumar Faarax Hantidhawraha guud ee dowladda Puntland.

3. Maxamed Cabdullaahi Ismaaciil Xisaabiyaha Guud ee dowladda Puntland.

4. Axmed Maxamed Yuusuf Xeer Illaaliyaha Guud ee dowladda Puntland.
5. Maxamuud Xasan Aw Cismaan Madaxa Shuruucda Madaxtooyada.

6. Asad Faarax Maxamed Agaasimaha Xiriirka Goleyaasha.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXWEYNE KU XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading