Gudiga Xuquuqul insaanka Baarlamaanka PL iyo Xaafiiska Unsom oo kulan wada yeeshay

Garowe, Luulyo 11, 2024: Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqda Aadanaha & Arrimaha qoyska Xild. Mowliid Abokor Caafi,ayaa shir Guddoomiyey kulan xubnaha Guddigu ay la qaateen Madaxa Xuquuqda Aadanaha Hay’adda UNSOM xafiiskeeda Puntland Muna Abuagla.

Shirka,ayaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin kor u qaadista xuquuqda Aadanaha, iskaashiga Golaha Wakiillada iyo UNSOM.

DHAMMAAD.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading