Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa gaaray magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Halkaas oo ay maanta ka dhacayso doorashada qaar ka mid ah 16-ka kursi ee Gobolka Gedo.





Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.