Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Badhan ee xarunta Gobolka Sanaag.

Shacabka Gobolka,ayaa si weyn ugu soo baxay soo dhawaynta Gudoomiyaha iyo waftigiisa.



Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.